7/6/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Axad, Agoosto 29, 2021

Axad, Agoosto, 29, 2021 (HOL) - Puntland ayaa maanta hub iyo gaadiid dagaal ku wareejisay maamulka Galmudug oo dagaal xooggan kula jira ururka Alshabab, dagaalkaas oo ka socda deegaannada koonfurta Mudug.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Agoosto 28, 2021

Sabti, Agoosto, 28, 2021 (HOL) - Mudo 48 saacadood ah oo kulamo wadatashi ah oo xal loogu raadinayay xiisad ka taagneyd magaalada Baledweyne mudo todobaad ah ayaa galinkii dambe ee maanta heshiis hordhac ah laga gaaray.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Agoosto 27, 2021

Jimco, Agoosto, 27, 2021 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya deegaanka Kabxanleey oo dhinaca Waqooyi kaga beegan magaalada Baledweyne ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay weerar Maleeshiyaad hubeysan ku qaadeen dad beeraleey ahaa oo ku sugnaa deegaankaasi.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Agoosto 26, 2021

Khamiis, Agoosto, 26, 2021 (HOL) - Kooxda Alshabaab ayaa dib ula wareegtay deegaannada Bacaadweyne, Camaara iyo Qeycad ee koonfurta gobolka Mudug, sida lagu sheegay warar lagu faafiyay baraha internetka ee faafiya wararka Alshabaab.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Agoosto 25, 2021

Arbaco, Agoosto, 25, 2021 (HOL) - Shan qof oo ay ku jiraan saddex askari oo boolis ah, hal qof oo rayid ah ayaa ku geeriyooday toogasho maalinimadii shalay ka dhacday meel u dhow Safaaradda Faransiiska ee aadka loo ilaaliyo ammaankeeda ee magaalada Daru-salaam. (Tanzania)

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Agoosto 24, 2021

Talaado, Agoosto, 24, 2021 (HOL) - Raysal wasaaraha Xukuumada Feradaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa markii ugu horeysay si cad u sheegay inuu xalin doono tabashada shacabka reer Hiiraan ka qabaan maamulka Hirshabeelle.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]