11/13/2019
Today from Hiiraan Online:  _

Opinion - Frikado

More Articles

Wararka Maanta-Arbaco, November 6, 2019

Arbaco, November, 06, 2019 (HOL)- Ugu yaraan 4 ruux ayaa geeriyooday tiro kalana waa ay ku dhaawacmeen iska hor imaad caawa ka dhacay xarunta Baarlamaanka Puntland ee ku taalla bartamaha magaalada Garoowe.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, November 5, 2019

Talaado, November, 05 2019 (HOL)-Sagaal eedeysan oo ay ka mid tahay qof dumar ahaa loo xukumay ka mid ahaashaha Ururka Al-shabaab ee dagaalka kula jira dowladda Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, November 4, 2019

Isniin, November, 04, 2019 (HOL)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya Axmed Cawad Ciise ayaa u magacaabay xoghayaha koowaada Ergada Soomaaliya ee Qarramada Midoobey wiil uu dhalay Duqii hore ee gobolka Banaadir Alle ha u naxariisteen Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, November 3, 2019

Axad, November, 03, 2019 (HOL)-Madaxweynaha dowaladda Soomaaliya ayaa kulan la qaatay wafdi uu horkacayay madaxweyne ku-xigeenka Bankiga Aduunka Hafez Ghanem.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, November 2, 2019

Sabti, November, 02, 2019 (HOL)-Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhaw soo gaaraya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan oo ay ku dhufteen daadad lixaad leh oo ka soo rogmaday Wabiga Shabeelle.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, November 1, 2019

Jimco, November, 01, 2019 (HOL)- Waxaa magaalada Ankara ee dalka Turkiga ka dhacay kulan ay yeesheen guddiga Wadajirka Dhaqaalaha ee dowladdaha Soomaaliya iyo Turkiga, iyadoo looga hadlay iskaashiga dhaqaalaha iyo waliba wixii ka qabsoomay qoddobadii ka soo baxay kulankii kan ka horeeyay

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]