7/2/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Arbaco, Juun 19, 2024

Arbaco, Juun, 19, 2024 (HOL) - Taliska ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS ayaa sheegay in saldhiga Bariire ay ku wareejiyeen ciidamada nabad sugida Soomaaliya, taasi oo bilow u ah wajigii saddexaad ee dhimista ciidamada.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Juun 18, 2024

Talaado, Juun, 18, 2024 (HOL) - Inta la xaqiijiyay hal ruux ayaa ku dhintay laba kalana way ku dhaawacmeen shaqaaqo ka dhacday galinkii dambe ee Shalay kaam lagu qeybinaayay hilibka Udxiyada oo ku taala magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Juun 17, 2024

Isniin, Juun, 17, 2024 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa si adag uga jawaab celiyay hadalo mudooyinkii dambe kasoo yeerayay wasiiro ka tirsan dowladda Itoobiya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Juun 16, 2024

Axad, Juun, 16, 2024 (HOL) - Wasiiru-duulaha Hawlaha Guud ee Itoobiya Tarekegn Bulbulta ayaa sheegay in Itoobiya ay aqoonsandoonto Somaliland.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Juun 15, 2024

Sabti, Juun, 15, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Deni ayaa caddeeyay inuu diyaar u yahay inuu dowladda Federaalka Soomaaliya la furo wada xaajood toos ah oo ku saabsan arrimaha masiiriga ah ee dowlad dhiska dalka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Juun 14, 2024

Jimco, Juun, 14, 2024 (HOL) - Maareeyaha guud ee hay'adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Axmed Macalin Xasan ayaa shaaca ka qaaday in dowladda Fedaraalka ay wado qorshe garoon diyaaradeed cusub looga dhisayo magaalada Muqdisho.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]