11/11/2025
Today from Hiiraan Online:  _



Wararka Maanta

Talaado, November 11, 2025






Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Isniin, November 10, 2025

Isniin, November 10, 2025 (HOL) - Hoggaamiyeyaal siyaasadeed oo caan ka ah dalka, islamarkaana ka kala socday Ururro, Xisbiyo iyo Maadallo kala duwan ayaa maanta ku dhawaaqay iney ku midoobeen isbaheysi siyaasadeed oo balaaran oo ay ugu magac dareen Midowga Haybad Qaran.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, November 9, 2025

Axad, November 9, 2025 (HOL) - Dowladda Sweden ayaa dhowaan koox yar oo ciidan ah u dirtay Soomaaliya si ay u taageeraan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed dagaalka ay kula jiraan kooxaha argagixisada.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, November 8, 2025

Sabti, November 8, 2025 (HOL) - Xukuumadda Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqday in nidaamka dal-ku-galka danabaysan (eVisa) ee ay soo rogtay dowlada Soomaaliya aanay waxba ka khusaynin Somaliland, isla markaana hadda wixii ka dambeeya diyaaradaha isticmaala hawadeedu ay waajib ku tahay inay helaan oggolaansho rasmi ah oo ka yimid Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaaradaha.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, November 7, 2025

Jimco, November 7, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Ali Haji Adam, ayaa maanta u magacaabay Abdirisaaq Sharif Ali inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Isbitaalka Hooyada & Dhallaanka ee Banaadir, kaddib markii ay dhacday dhacdo naxdin leh oo saameyn ku yeelatay kalsoonida shacabka ee isbitaalkaas.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, November 6, 2025

Khamiis, November 6, 2025 (HOL) - Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa markii ugu horreysay faahfaahin ka bixiyay dilka caaqil Cumar Cabdullaahi Cabdi oo duqeyn cirka ah lagu dilay 13-kii Sebteembar 2025 meel u dhow magaalada Badhan ee gobolka Sanaag.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, November 5, 2025

Arbaco, November 5, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa markii ugu horeysay ka hadlay warar maalmihii lasoo dhaafay soo baxayay oo la xiriira in diyaarado ka duuleen garoonka Boosaaso, islamarkaana ku dageen dalka Suudaan.

Warkii oo dhan


« previous1234567...336337next »

Contact: [email protected]