7/2/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Jimco, Juun 7, 2024

Jimco, Juun, 7, 2024 (HOL) - Wararka nagasoo gaaraya tuulada Buurawadal oo ku dhawaad 30km dhinaca waqooyi kaga beegan magaalada Garowe, balse katirsan gobolka Sool, ayaa sheegaya in halkaasi ay ka jirto xiisad colaadeed oo u dhaxeysa ciidamo ka kala tirsan maamulka Puntland iyo kuwa SSC Khaatumo.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Juun 6, 2024

Khamiis, Juun, 6, 2024 (HOL) - Soomaaliya ayaa loo doortay in ay ka mid noqoto Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay muddo labo sano oo ka bilaabanaysa 2025-2026.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Juun 5, 2024

Arbaco, Juun, 5, 2024 (HOL) - Taliyaha ciidanka Booliiska Puntland Gaashaanle sare Muumin Cabdi Shire ayaa cabasho weyn ka muujiyay ciidanka PSF, isagoo ku eedeeyay inay beegsi joogto ah ku hayaan ciidanka booliiska.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Juun 4, 2024

Talaado, Juun, 4, 2024 (HOL) - Golaha Ammaanka ayaa ka wada hadli doona xaaladda siyaasadeed iyo amni ee Soomaaliya, iyadoo warbixin laga dhegaysan doono sii haya ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Juun 3, 2024

Isniin, Juun, 3, 2024 (HOL) - Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa kasoo horjeesatay qorshaha ay dowladda Soomaaliya damacsan tahay ee ah in ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka ATMIS laga saaro dalka dhamaadka sannadkan 2024.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Juun 2, 2024

Axad, Juun, 2, 2024 (HOL) - Mareykanka ayaa u ololeynaya sii wadida xafiiska siyaasadda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, sida lagu sheegay hadal ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka, ka dib wadahadal dhexmaray xoghayaha arrimaha dibadda Antony Blinken iyo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]