7/6/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Jimco, September 10, 2021

Jimco, September, 10, 2021 (HOL) - Kulan degdeg oo ay maanta isugu yimaadeen golaha midowga musharraxiinta madaxweynaha, waxay ku dhawaaqeen in ay si buuxda u garab istaagan yihiin raysal wasaare Rooble.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, September 9, 2021

Khamiis, September, 9, 2021 (HOL) - Guddoomiyaha barlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Cabdiraxmaan, ayaa ku eedeeyay raysal wasaare Rooble in xukuumadiisu ku xad gudubtay kala socnaanta laamaha dowladda, kadib markii maanta wasiirka cusub ee amniga oo aan helin xasaanad loo dhaariyay xilka loo magacaabay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, September 8, 2021

Arbaco, September, 8, 2021 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in xil ka qaadista Wasiirka Amniga Gudaha Xasan Xundubeey aysan ku imaanin sifo sharci ah, sidaas darteedna aysan dhaqan gal ahayn.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, September 7, 2021

Talaado, September, 7, 2021 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa aqbalay istiqaalo uu usoo gudbiyay Agaasimaha Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, Fahad Yaasiin, isagoo dhinaca kale u magacaabay la taliyaha amniga madaxweynaha.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, September 6, 2021

Isniin, September, 6, 2021 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumada Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiska kula kulmay agaasimaha cusub oo uu u magacaabay hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe).

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, September 5, 2021

Axad, September, 5, 2021 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shaqada ka joojiyay Agaasimihii Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, waxa uuna si KMG ah Agaasimaha guud ee NISA ugu magacaabay Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]