7/6/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Sabti, September 4, 2021

Sabti, September, 4, 2021 (HOL) - Raysal waaaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa muddo 48 saac ah u qabtay taliyaha hay'adda NISA Fahad Yaasiin, inuu warbixin dhameystiran kasoo gudbiyo kiiska Ikraan Tahliil.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, September 3, 2021

Jimco, September, 3, 2021 (HOL) - Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa si cad u shaaciyay ineysan wax lug ah ku laheyn dilka Ikraan Tahliil Faarax oo ay Xalay hay'adda Nabadsugida Qaranka Soomaaliyeed sheegtay iney Al-shabaab dileen Ikraan Tahliil oo mudo laba bilood ah lagu weysanaa nolol iyo geeri horayna uga tirsaneyd hay'adda NISA.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, September 2, 2021

Khamiis, September, 2, 2021 (HOL) - Hay’adda NISA ayaa si rasmi ah daboolka uga qaaday in Ikraan Tahliil Faarax oo ahayd xubin ka tirsan Hay’adda Sirdoonka oo warkeeda la waysanaa ilaa 26/6/2021, la helay warbixin muujinaysa in ay u gacan gashay Alshabaab kadibna ay dileen.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, September 1, 2021

Arbaco, September 1, 2021 (HOL) - Hanti-dhowrka guud ee Soomaaliya, ayaa ku eedeeyay wasiirka warfaafinta Soomaaliya, inuu si cad ugu xad gudbay nidaamka dowliga ah islamarkaana uu sifo sharci darro ah ku bixiyay qeybo kamid ah dhulka tiyaatarka qaranka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Agoosto 31, 2021

Talaado, Agoosto, 31, 2021 (HOL) - Wasiirka diinta iyo awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed, oo u jawaabay Sheekh Cabdirisaaq Jiir, oo codsaday in lasii daayo Cabdi Maalik Muuse Coldoon, ayaa sheegay in xukuumadu diinta ilaalinayso qofkii khaldamana la xidhi karo.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Agoosto 30, 2021

Isniin, Agoosto, 30, 2021 (HOL) - Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cismaan Dubbe ayaa hakiyey ijaarka iyo dib u hawl-gelinta maqaaxida Tiyaatarka isaga oo fulinaya amarka kasoo baxay raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]