7/6/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Arbaco, September 22, 2021

Arbaco, September, 22, 2021 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa bilowday qorshe howleed ay kula wareegayso masuuliyadda ammaanka dalka, kadib marka ay ciiddamada AMISOM soo gabagabeeyaan waajibaadkooda.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, September 21, 2021

Talaado, September, 21, 2021 (HOL) - Wasiirka wasaaradda amniga gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa maanta Xafiiskiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay Qaali Maxamuud Guhaad oo ah hooyada dhashay Ikraan Tahliil Faarax iyo xubno kale oo ka tirsana qoyska Ikraan Tahliil.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, September 20, 2021

Isniin, September, 20, 2021 (HOL) - Maxkamada caddaalada adduunka ayaa sheegtay in xukunka kiiska dacwadda badda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya ay ku dhawaaqi doonto 12 ka bisha Octobar ee sannadkan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, September 19, 2021

Axad, September, 19, 2021 (HOL) - Waxaa shalay magaalada Jowhar ka dhacday doorasho kursi ka mid ah kuraasta Aqalka sare kaas oo ay ka dhalatay buuq iyo rabshado ka dhacay hoolka doorashada kadib markii sida ay HOL xogta ku heshay Madaxweynaha Hirshabelle iyo qaar ka mid ah guddoonka barlamaanka ay balanta uga baxeen Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle Yuusuf Dabageed.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, September 18, 2021

Sabti, September, 18, 2021 (HOL) - Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in goordhaw lagu kala cararay hoolkii ay ka socotay doorashada kursi ka mid ahaa kuraasta Aqalka sare, kadib markii Xildhibaano careysan ay buuqa qalalaase wata ka abuureen goobta doorashada ka socotay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, September 17, 2021

Jimco, September, 17, 2021 (HOL) - Iyadoo saacadahii lasoo dhaafay ay soo baxayeen warar sheegayay in Agaasimahii hore ee hay'adda NISA Fahad Yaasiin diyaarad uu la socday lagu xanibay dalka Jabuuti ayaa waxaa arintaasi goordhaw ka hadlay Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Warbaahinta Madaxtooyada Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Xaashi.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]