7/6/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Arbaco, September 29, 2021

Arbaco, September, 29, 2021 (HOL) - Doorashada lix kursi oo ah kuraasta xildhibaannada Aqalka Sare ee Gobollada Waqooyi (Somaliland), ayaa maanta lagusoo gabagabeeyay magaalada Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, September 28, 2021

Talaado, September, 28, 2021 (HOL) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo ka hadlaayay madal dadweyne oo ka dhaceysay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa ka hadlay arrimaha doorashooyinka dalka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, September 27, 2021

Isniin, September, 27, 2021 (HOL) - Wasiirkii haweenka ee Itoobiya, oo ahayd mas'uulkii dowladdeed ee ugu horreeyey ee qira in kufsi dhacay intii uu socday dagaalkii Tigray, ayaa Isniintii maanta ku dhawaaqday in ay is casishay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, September 26, 2021

Axad, September, 26, 2021 (HOL) - Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan oo maalmahan ku sugnaa Puntland ayaa saacado laga hor istaaggay inuu gudaha u galo Garoowe.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, September 25, 2021

Sabti, September, 25, 2021 (HOL) - Afhayeenka ciidanka Booliska Soomaaliya Cabdifitaax Aadan Xasan ayaa sheegay in qaraxii saakay ka dhacay isgoyska Ceel-gaabta ay ku dhinteen ugu yaraan 8 qof oo shacab u badan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, September 24, 2021

Jimco, September, 24, 2021 (HOL) - Galmudug ayaa sheegtay inay faraha ka laabatay dhexdhexaadinta ay ka dhex waday madaxweyne Farmaajo iyo raysal wasaare Rooble, kadib markii dhex-dhexaadintoodii waxba ka socon waayeen.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, September 23, 2021

Khamiis, September, 23, 2021 (HOL) - Mudo 30 sano kadib ah waxaa Xalay Tiyaatarka Qaranka Soomaaliyeed lagu soo bandhigay Filim cusub oo ay jilayeen dhalinyaro Soomaaliyeed maskaxdiisana ay laheyd gabar Soomaaliyeed.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]