7/6/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Isniin, Agoosto 16, 2021

Isniin, Agoosto, 16, 2021 (HOL) - Midowga musharraxiinta madaxweynaha ayaa ugu baaqay raysal wasaare Rooble inuu ka qeyb galiyo kulanka 19ka bishaan ka dhacaya magaalada Muqdisho oo ay ku kulmayaan raysal wasaaraha iyo madaxweynayaasha dowlad goboleedyada.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Agoosto 15, 2021

Axad, Agoosto, 15, 2021 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa kulan habka fogaan aragga kula qaatay madaxda dowlad Goboleedyada iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Agoosto 14, 2021

Sabti, Agoosto, 14, 2021 (HOL) - Golaha midowga musharraxiinta madaxweynaha Soomaaliya, ayaa maanta shir uga furmay magaalada Muqdisho, waxayna kaga hadlidoonaan arrimaha doorashooyinka ee haatan socda.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Agoosto 13, 2021

Jimco, Agoosto, 13, 2021 (HOL) - Guddoomiyihii guddiga xallinta Khilaafaadka ee doorashada C/llaahi Abyan Nuur ayaa goordhow ku geeriyooday Isbitaal Martiini ee magaalada Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Agoosto 12, 2021

Khamiis, Agoosto, 12, 2021 (HOL) - Barlamaanka Galmudug ayaa soo gabagabeeyay qeybtii koowaad ee doorashada Senotarada Galmudug u matalaya barlamaanka aqalka sare, waxaana la doortay illaa 6 mudane oo labo kamid ah ay dumar yihiin.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Agoosto 11, 2021

Arbaco, Agoosto, 11, 2021 (HOL) - Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo shir jara’id ku qabtay Nayroobi ayaa beeniyay in habo yaraatee kulankii raysal wasaaraha Soomaaliya uu la yeeshay madaxweynaha Kenya looga hadlay arrimaha badda.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]