7/5/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Arbaco, Agoosto 4, 2021

Arbaco, Agoosto, 4, 2021 (HOL) - Kumanaan Askari oo Soomaali ah oo tababar ku qaadanaya Eritrea ayaa lagu wadaa in ay dib ugu laabtaan dalkooda, sida uu sheegay sarkaal dowladda katirsan oo diiday in magaciisa la sheego.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Agoosto 3, 2021

Talaado, Agoosto, 3, 2021 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay guddiga doorashooyinka gobollada Waqooyi ayaa sheegay in laga noqday doorashadii ay dhowaan dhinacyada guddigu ku doorteen labada hoggaan oo iskasoo horjeeda.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Agoosto 2, 2021

Isniin, Agoosto, 2, 2021 (HOL) - Waxaa goordhaw si rasmi ah u soo gabagaboobay doorashada Shan ka mid ah kuraasta Xildhibaanada Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ku matalaya maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Agoosto 1, 2021

Axad, Agoosto, 1, 2021 (HOL) - War-saxaafadeed maanta oo Axad ah kasoo baxay wasaaradda warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya iyo la-hawlgalayaasheeda ay habeenimadii xalay weerar cirka ah la beegsadeen Al-Shabab meel u dhow magaalada Wasil ee gobolka Mudug.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Luulyo 31, 2021

Sabti, Luulyo, 31, 2021 (HOL) - Wararka ka imanaya magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in Guddoomiyihii komishinka Doorashooyinka Somaliland ee gobolka Sool Cabdillaahi Laba- go'le ay dabley hubaysan goordhawayd ku dileen Laascaanood.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Luulyo 30, 2021

Jimco, Luulyo, 30, 2021 (HOL) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, Axmed Madoobe ayaa ka tacsiyadeeyay khasaaraha ka dhashay qaraxii galabta lala beegsaday gaari Bas ah oo ay saarnayeen dhalinyaro Ciyaartooy ahaa.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]