7/6/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Talaado, Agoosto 10, 2021

Talaado, Agoosto, 10, 2021 (HOL) - Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta oo Talaado ah ku qaabilay magaalada Mombasa ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo safarkii ugu horreeyay ku tagay Kenya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Agoosto 9, 2021

Isniin, Agoosto, 9, 2021 (HOL) - Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan kala qaatay hoygiisa madaxweynayaashii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Agoosto 8, 2021

Axad, Agoosto, 8, 2021 (HOL) - Raysal Wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa faray dhamaan hay’addaha dawladda in ay si caadi ah u gutaan Waajibaadkooda shaqo si waafaqsan Dastuurka KMG ah.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Agoosto 7, 2021

Sabti, Agoosto, 7, 2021 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa wareegto caawa kasoo baxday xafiiskiisa waxaa hay’adaha Dowladda looga joojiyay in ay galaan heshiis ama is af-garad kasta oo taabanaya siyaasadda, dhaqaalaha iyo amniga dalka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Agoosto 6, 2021

Jimco, Agoosto, 6, 2021 (HOL) - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaanhi Cabdullaahi ayaa si adag ugu eedeeyay Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble inuusan dhexdhexaad ka aheyn khilaafka ka dhex taagan siyaasiyiinta Waqooyi.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Agoosto 5, 2021

Khamiis, Agoosto, 5, 2021 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, oo maanta shir guddoominayay shirka golaha wasiiradda Soomaaliya, ayaa ka warbixiyay kulan uu la yeeshay Madasha Qaran oo ay isku afgarteen in ay ku soo afjaraan arrimaha doorashada aqalka sare asbuuca soo socda.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]