More Articles
Khamiis, Febraayo, 3, 2022 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa galabta looga guulaystay xubinimada kursiga golaha nabadda iyo ammaanka ee midowga Afrika, kadib markii kursigaas ay kula tartameen dalka Jabuuti oo horey ugu fadhiyay.
Warkii oo dhan
Arbaco, Febraayo, 2, 2022 (HOL) - Midowga Yurub oo ah saaxiibka ugu weyn ee dhaqaalaha Soomaaliya, ayaa dalbaday in isbedel lagu sameeyo qaab dhismeedka howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya [AMISOM], iyadoo shuruud looga dhigayo sii wadida maalgelinta howlgallada milateri ee dalka.
Talaado, Febraayo, 1, 2022 (HOL) - Ugu yaraan labo askari ayaa ku dhaawacmay kadib markii koox hubaysan ay magaalada Garowe ku rasaaseeyeen musharrax xildhibaan oo u taagan aqalka hoose.
Isniin, Janaayo, 31, 2022 (HOL) - Iyadoo Maanta magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe ay ka bilaabatay doorashada lix kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dalka Soomaaliya, ayaa waxaa hoolka doorashada ka dhacday arrin ugub ku ah doorashada Golaha Shacabka oo ay horay u qabteen maamulada kale ee dalka.
Axad, Janaayo, 30, 2022 (HOL) - Baarliin Maxamuud Biin oo ahayd musharraxad u taagan doorashada kursiga HOP-097, ayaa ku eedeysay guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Hirshabeelle in ay udiideen in ay aqbalaan musharraxnimadeeda doorashada.
Sabti, Janaayo, 29, 2022 (HOL) - Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo Maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada Baledweyne ayaa si kulul uga jawaab celiyay hadalkii dhawaan kasoo yeeray siyaasiyiin kasoo jeeda gobolka Hiiraan ee ahaa in ciidamada la geeyay Baledweyne lagu boobayo doorashada iyo go'aankii Xukuumadda Soomaaliya soo saartay ee ahaa in dib looga soo saaro magaalada Baledweyne ciidamada la geeyay.