More Articles
Khamiis, Maarso, 10, 2022 (HOL) - Guddiga hirgelinta doorashada maamulka Hirshabeelle ayaa Maanta magaalada Baledweyne ku qabtay doorashada sadax kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dalka, kuwaas oo deegaan doorashadoodu tahay Baledweyne.
Warkii oo dhan
Arbaco, Maarso, 9, 2022 (HOL) - Guddiga doorashooyinka Heer Fedaraal ayaa ku dhawaaqay in la hakiyay qabashada doorashada sadax kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay magaalada Baledweyne.
Talaado, Maarso, 8, 2022 (HOL) - Inta la xaqiijiyay 2 ruux ayaa ku geeriyooday 3 kalana way ku dhaawacmeen dagaal mudo kooban ka socday afaafka hore ee aqalka Madaxtooyada maamulka Hirshabeelle ee magaalada Baledweyne.
Isniin, Maarso, 7, 2022 (HOL) - Ila wareedyo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo ku xigeenkiisa Yuusuf Axmed Hagar Dabageed uu soo kala dhex galay khilaaf culus oo salka ku haaya qaabka loo maamulayo doorashada 11 kursi oo taala magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Axad, Maarso, 6, 2022 (HOL) - Qaali Cali Shire ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop-060 ee golaha shacabka Soomaaliya, kaas oo caawa doorashadiisu ka qabsoontay magaalada Gaalkacyo.