10/1/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Sabti, Febraayo 26, 2022

Sabti, Febraayo, 26, 2022 (HOL) - Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay inay ku soo rogayso xannibaado ka dhan ah fiisaha tiro ka mid ah mas'uuliyiinta Soomaaliyeed iyo shakhsiyaadka kale ee ku lugta leh dib u dhaca ku yimid doorashada.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Febraayo 25, 2022

Jimco, Febraayo, 25, 2022 (HOL) - Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa xalay habka fogaan aragga (ZOOM) ku yeeshay shir ay uga arrinsanayeen dhameystirka doorashada kuraasta dhimman ee Golaha Shacabka BFS, maadaama waqtigii horay loogu heshiiyey in lagu dhameystiro doorashooyinka ku eg yahay 25ka Feberaayo 2022.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Febraayo 24, 2022

Khamiis, Febraayo, 24, 2022 (HOL) - Mareykanka ayaa qaaday weerar dhanka cirka ah oo ka dhan ah Al-Shabaab, iyagoo ku difaacayay ciidamo dowladda federalka katirsan oo lagu weeraray sugnaa meel u dhow tuulada Dudubley ee gobolka Hiiraan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Febraayo 23, 2022

Arbaco, Febraayo, 23, 2022 (HOL) - Guddiga xallinta khilaafaadka doorashada heer federal ayaa fasaxay 6 kursi oo uu ku jiro kursiga uu dhawaan ku guulaystay Fahad Daahir Axmed, la taliyaha amniga qaranka ee madaxweyne Farmaajo.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Febraayo 22, 2022

Talaado, Febraayo, 22, 2022 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgalka cusub ee nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya ee loosoo gaabiyo ATMIS, uu billaabanayo bisha abril ee sannadkan.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]