7/5/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Arbaco, Maarso 17, 2021

Arbaco, Maarso, 17, 2021 (HOL) - Madaxweynihii dalka Tanzania John Magufuli ayaa caawa geeriyooday, sida ay shaacisay madaxweyne ku xigeenka dalkaasi, kadib todobaadyo aan la hubin caafimaadkiisa iyo halka uu ku sugnaa.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Maarso 16, 2021

Talaado,Maarso, 16, 2021 (HOL) - Madaxweynaha muddo xilkeedkiisu dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qaatay tallaalka cudurka safmarka ah ee Covid 19 oo qeybtiisii ugu horreysay maalintii shalay la keenay magaalada Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Maarso 15, 2021

Isniin, Maarso, 15, 2021 (HOL) - Qarreennada u dooddayay dhinaca Dowladda Soomaaliya ayaa gudaha maxkamadda ICJ ka sheegay in mar walba dowladda Kenya dooneysay in si sulux ah wax lagu xaliyo, iyada oo ka warwareegeysa in cadaallada lagu kala baxo.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Maarso 14, 2021

Axad, Maarso, 14, 2021 (HOL)-Iyadoo maalinta berri ah lagu balansanaa maalinta koowaad ee dhageysiga dacwadda kiiska Badda ee ka dhaxeeya labada dowladood Soomaaliya iyo Kenya ayeey xukuumadda Nairobi sheegtay in ay isaga baxday dhageysiga dacwadda..

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Maarso 13, 2021

Sabti, Maarso, 13, 2021 (HOL) Qarax loo adeegsaday miino ayaa goor dhaw ka dhacay waddada Afsiyooni ee magaalada Muqdisho, sida ay warbaahinta u sheegeen dad goob joogayaal ah.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Maarso 12, 2021

Jimco, Maarso, 12, 2021 (HOL) -Alle ha u naxariisteen waxaa maanta oo Jimco ah magaalada Muqdisho lagu aasay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed oo maalin ka hor ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]