7/5/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Talaado, Maarso 30, 2021

Talaado, Maarso, 30, 2021 (HOL) - Madasha Badbaado Qaran ayaa war-saxaafadeed ay caawa soo saareen waxay ku caddeeyeen in aysan marnaba aqabali doonin wax muddo kororsi.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Maarso 29, 2021

Isniin, Maarso, 29, 2021 (HOL) - Wakiilka Qarramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan dadaallada wadajir ah madaxda maamuladda xubnaha ka ah dowladda dhexe ee federaalka si heshiis buuxa looga gaaro arrimaha doorashada.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Maarso 28, 2021

Axad, Maarso, 28, 2021 (HOL) - Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa lagu wargaliyay in maalinta berri ah ay ka soo qeybgalaan fadhi uu yeelanaya Golaha, kaasoo la sheegay in ajandihiisu yahay dhibaatada uu wadanka ku hayo caabuqa Covid 19

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Maarso 27, 2021

Sabti, Maarso, 27, 2021 (HOL) - Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxman ayaa soo saaray go'aan 15 kamid ah Xildhibaan golaha shacabka looga joojiyay fadhiyada barlamaanka ee soo socda.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Maarso 26, 2021

Jimco, Maarso, 26, 2021 (HOL) -Dowladda Shiinaha oo taageertay mowqofkii Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ahaa in Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay tahay dal madaxbannaan oo aan marnaba aqbali karin fara-gelin shisheeye.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Maarso 25, 2021

Khamiis, Maarso, 25, 2021 (HOL) - Wasiirkii hore ee Amniga Dowlad Gobolleedka Jubbaland Cabdirashiid Janan oo maalin ka hor heshiis hor dhac ah la gaaray Dowladda Federaalka ayaa galinkii danbe ee maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha Muqdisho

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]