7/5/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Talaado, Maarso 23, 2021

Talaado, Maarso, 23, 2021 (HOL) - Warar soo baxaya ayaa sheegaya in uu soconayo wada hadal u dhaxeeya Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan iyo Dowladda Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Maarso 22, 2021

Isniin, Maarso, 22, 2021 (HOL) - Waxaan wali si rasmi ah u furmin shirka maanta oo 22ka bisha Maarso lagu balansanaa in madaxda DF iyo dowlad gobolleedyada uga furmo teendhada afsiyooni ah oo ah aag siweyn loo ilaaliyo, maadaama aysan wali oo xaadirin shirka madaxweynayaaasha Dowlad Gobolleeyada Puntland iyo Jubbaland.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Maarso 21, 2021

Axad, Maarso, 21, 2021 (HOL) - Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in aysan muuqan sabab uu uga qeyb galo shirka wadatashiga ee madaxweyne Farmaajo ku casuumay madaxda dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Maarso 20, 2021

Sabti, Maarso, 20, 2021 (HOL) - Wasiirka Wasaarradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe oo shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa meesha ka saaray doodda hay'adda dowladdu waqtigoodu dhamaaday, islamarkaana sharci darro tahay in ay sii shaqeeyaan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Maarso 19, 2021

Jimco, Maarso, 19, 2021 (HOL) - Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa walaac ka muujiyay jahwareerka ka taagan doorashooyinka Soomaaliya, taasoo abuureysa hubanti la’aan siyaasadeed oo khatar ku ah Amniga xasilloonida, iyo horumarka dalka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Maarso 18, 2021

Khamiis,Maarso, 18, 2021 (HOL) -Qarax Miino ayaa goordhow ka dhacay agagaarka KM4 ee Muqdisho kaddib markii ay ciidamada Amniga xireen goobta qaraxan la soo dhigay oo ay ku wargaliyeen dad arkay miinada goobta la soo dhigay.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]