7/4/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Khamiis, Maarso 11, 2021

Khamiis, Maarso, 11, 2021 (HOL) -Maalinta Berri ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho la keeno laguna aaso meydka alle ha u naxariisteen madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed oo xalay ku geeriyooday magaalada Nairobi.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Maarso 10, 2021

Arbaco, Maarso, 10, 2021 (HOL) -Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed ayaa goor dhaw ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Maarso 9, 2021

Talaado, Maarso, 09, 2021 (HOL) -Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam [Axmed Madoobe] iyo wafdi uu horkacayo ayaa goor dhaw soo gaaray magaalada Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Maarso 8, 2021

Isniin, Maarso, 08, 2021 (HOL) - Duuliye Sare Maxamuud Xaaji Climi oo loo yaqaanay Xaaji Dhagax ayaa saakay cudurka Covid-19 ugu geeriyooday magaalada Muqdishu. Duulye sare Xaaji Dhagax ayaa wuxuu ka mid ahaa duuliyayaashii sharikadda Soomaali Airlines oo khadka ka baxday muddo ka badan soddon sanno ah.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Maarso 7, 2021

Axad, Maarso, 07, 2021 (HOL) - Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa sheegay in Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble uu diyaar u yahay sii waddida dadaallada wadahadallada u dhaxeyay isaga iyo Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Maarso 6, 2021

Sabti, Maarso, 06, 2021 (HOL) -Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guullleed Khadar ayaa shir guddoomiyay kulan ay Golaha Wasiirradda ka yeesheen xaalada abaaraha ka jira qeybo ka mid ah dalka Soomaaliya.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]