7/4/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Jimco, Maarso 5, 2021

Jimco, Maarso, 05, 2021 (HOL)-Afhayeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sadiiq Aadan Cali oo warbaahinta kula hadlayay goobta uu ka dhacay qarax culus oo caawa lagu weeraray maqaaxi lagu magacaabo Luul Yemen oo ku taala degmada Xamar-Jajab ayaa sheegay in ay ku dhinteen 10 ruux oo u badnaa dad shacab ah.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Maarso 4, 2021

Khamiis, Maarso, 04, 2021 (HOL) - Qarax weyn ayaa goor dhowayd ka dhacay magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari, iyadoo kadibna ay xigtay rasaas xoogan oo la is weydaarsanayay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Maarso 3, 2021

Arbaco, Maarso, 03, 2021 (HOL) - War ka soo baxay dowladda Soomaalya ayaa lagu fasaxay in fagaaraha Daljirka Dahsoon uu ka dhaco dibadbaxa ay qaban-qaabanayaa Midowga Musharixiinta iyo siyaasiyiinta ka soo horjeeda dowladda Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Maarso 2, 2021

Talaado, Maarso, 02, 2021 (HOL) - Wasiirka Wasaarradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe oo goor dhaw warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dowladdu go'aamo waaweyn ka qaadatay xakameynta faafitaanka cudurka Covid19

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Maarso 1, 2021

Isniin, Maarso, 01, 2021 (HOL) - Kaddib kulan saacado badan qaatay oo ay magaalada Muqdisho ku yeesheen Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble iyo Midowga Musharixiinta ayaa leysku afgartay labo qoddob.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Febraayo 28, 2021

Axad, Feberaayo, 28, 2021 (HOL) - Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya ayaa shaacisay tirada bukaanada maanta laga baaray xanuunka Cudurka halista ah ee COVID-19.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]