7/4/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Axad, Febraayo 21, 2021

Axad, Feberaayo, 21, 2021 (HOL) - Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa sharuud ku xirtay ka qeybgalka shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka oo lagu wado inuu magaalada Muqdisho ku dhex maro dowladda federalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Febraayo 20, 2021

Sabti, Feberaayo, 20, 2021 (HOL) -Waxaa caawa ku geeriyooday isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho alle ha u naxariistee Xaaji Daa'uud Cilmi Cariif. Xaajiga ayaa u geeriyooday cudurka COVID-19.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Febraayo 19, 2021

Jimco, Feberaayo, 19, 2021 (HOL) -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa muujiyay sida uu uga xun yahay rabshadihii xalay iyo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Febraayo 18, 2021

Khamiis, Feberaayo, 18, 2021 (HOL) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa goor dhowayd bartiisa Facebook kusoo qoray in ay Ciidanka dowladda weerar ku soo qaadeen hotel Maida oo ku sugan yahay isaga iyo madaxweynihii hore Sharif Shiikh Ahmed.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Febraayo 17, 2021

Arbaco, Feberaayo, 17, 2021 (HOL) - Madaxweyne Farmaajo oo ka duulaya talooyinkii ay soo gudbiyeen Guddiga Farsamada Arrimaha Doorashooyinka ee ku shiray Baydhabo, ayaa shir iskugu yeeray Dowlad Goboleedyadda iyo Gobolka Banaadir.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Febraayo 16, 2021

Talaado, Feberaayo, 16, 2021 (HOL) - War ka soo baxay Wasaarradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in baaritaannadii ugu danbeeyay ee la sameeyay laga helay 24 saac ee la soo dhaafay gudaha dalka Soomaaliya cudurka Covid 19 dad gaaraya Boqol Ruux.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]