7/4/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Sabti, Febraayo 27, 2021

Sabti, Feberaayo, 27, 2021 (HOL) -Wasaarrada Caafimaadka Soomaaliya ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in 48 saac ee la soo dhaafay cudurka Covid 19 laga helay guud ahaan dalka Soomaaliya 304 ruux.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Febraayo 26, 2021

Jimco, Feberaayo, 26, 2021 (HOL) - Puntland iyo Jubbaland ayaa maanta soo dhoweeyay heshiishkii shalay magaalada Muqdisho ku dhex maray Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Murashaxiinta madaxweynaha.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Febraayo 25, 2021

Khamiis, Feberaayo, 25, 2021 (HOL) - Warmurtiyeed ka kooban ilaa lix qodob ayaa ugu danbeyntii laga saaray shir saacado badan qaatay oo Hotel Decale ee magaalada Muqdisho uga soconayay Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble iyo midowga Musharixiinta.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Febraayo 24, 2021

Arbaco, Feberaayo, 24, 2021 (HOL) - Tan iyo markii xalay uu geeriyooday Ugaas Xassan Ugaas khaliif waxaa hadba soo baxayay warar kala duwan oo la xiriira sababta geerida Ugaaska.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Febraayo 23, 2021

Talaado, Feberaayo, 23, 2021 (HOL) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan bulshada Gobolka Hiiraan ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle oo caawa uu ka baxay Alle ha u naxariistee Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Febraayo 22, 2021

Isniin, Feberaayo, 22, 2021 (HOL) - Wakiilka Qarramada Midoobey ee Soomaaliya Mr James Swan oo warbixin siinayay shir Golaha Amaanku uu ka yeeshay xaaladihii ugu danbeeyay dalka Soomaaliya ayaa sheegay in ay jirto cakirnaan siyaasadeed.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]