7/4/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Isniin, Febraayo 15, 2021

Isniin, Feberaayo, 15, 2021 (HOL) - Hoggaamiyaha Golaha Kacdoonka gobolka Hiiraan Jenaraal Abuukar Xaaji Warsame Xuud ayaa maanta u qabtay 48 saacadood gudahood iney uga baxaan magaalada Baledweyne masuuliyiinta maamulka Hirshabeelle ee ku sugan magaalada Baledweyne.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Febraayo 14, 2021

Axad, Feberaayo, 14, 2021 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi farsamo oo ka kooban Xafiiska Madaxweynaha, Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Febraayo 13, 2021

Sabti, Feberaayo, 13, 2021 (HOL) - Maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda ICJ ayaa sheegtay in aan dib loo dhigidoonin dacwadda dhinaca badda ee ay Soomaaliya ka gudbisay Kenya, sida uu sheegay raysal wasaare ku xigeenka Mahdi Gulled.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Febraayo 12, 2021

Jimco, Feberaayo, 12, 2021 (HOL) Ilhan Omar oo ka mid ah mudanayaasha Aqalka Kongareyska dalka Mareykanka ayaa loo magacaabay xil sare, kaddib markii lagu dhawaaqay in ay noqoneyso guddoomiye ku xigeenka guddi hoosaadka awoodda u leh arrimaha Afrika iyo arimaha xuquuqul insaanka caalamka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Febraayo 11, 2021

Khamiis, Feberaayo, 11, 2021 (HOL)-Dowladda Kenya ayaa iska fogeysay sheegashada dowladda Soomaaliya ee ah in sababta dowladda Kenya u dalbatay dib u dhiggista la xiriirto sharci ahaanshaha dowladda hadda jirta ee Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Febraayo 10, 2021

Arbaco,, Feberaayo, 10, 2021 (HOL) - Wasiirka Wasaarradda Caafimaadka Dowladda Soomaaliya Marwo Fowsiyo Abiikar Nuur oo u warantay HOL ayaa sheegtay in cudurka Covid 19 uu dib uga soo cusboonaaday dalka Soomaaliya kaddib markii bilihii ugu danbeeyay cudurkani uu u muuqday mid dalka ka sii dhamaanaya.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]