7/4/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Arbaco, Febraayo 3, 2021

Arbaco, Feberaayo, 03, 2021 (HOL)- Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa ku guuleystay in ay gaarsiiyaan degmada Xudur gaadiid xamuul ah oo raashin sida kuwaa oo muddo dheer ku xayirnaa waddada xiriirisa degmooyinka Xudur iyo Ceelbarde oo ka wada tirsan gobolka Bakool

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Febraayo 2, 2021

Talaado, Feberaayo, 02, 2021 (HOL) - Inta la xaqiijinayo 9 ruux oo toddobo ka mid ah ahaayeen ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa lagu waramayaa in ay ku dhinteen weerar dhabo gal ah oo lagu qaaday ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya oo galbinayay gaadiid dhuxul siday.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Febraayo 1, 2021

Isniin, Feberaayo, 01, 2021 (HOL) - Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaanshi Cabdullaahi ayaa qoraal uu soo saaray ku wargaliyay madaxweynaha Galmudug in maalinta berri ah uu taggayo Dhuusa-Mareeb si uu uga qeybgalo shirka halkaa uga furmaya madaxda Federaalka, Dowlad Gobolleedyada iyo Gobolka Banaadir.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Janaayo 31, 2021

Axad, Janaayo, 31, 2021 (HOL) - Allah u naxariistee waxaa goordhaw la xaqiijiyay inuu geeriyooday Jenaraal Maxamed Nuur Galaal kadib weerar galinkii dambe ee maanta Al-shabaab ku qaadeen Hotel Afrik janaraalka oo ka mid ahaa Sarakiishii hore ee dowladda Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Janaayo 30, 2021

Sabti, Janaayo, 30, 2021 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay isagoo tixgalinaya xaaladda siyaasadeed iyo amni ee dalka iyo baahida loo qabo in la guda galo qabsoomidda doorashada, wuxuu shir iskugu yeeray madaxda Dowlad Goboleedyadda iyo Gobolka Banaadir.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Janaayo 29, 2021

Jimco, Janaayo, 29,2021 (HOL) - War qoraal ka soo baxay wasaarada arrimaha dibadda ayaa ugu baaqday Urur Goboleedka IGAD in la baabi’yo guddiga xaqiiqo raadinta oo hore loogu xilsaaray in ay baaritaan ku sameeyaan faragalin la sheegay in Kenya ay ku hayso Soomaaliya.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]