7/4/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Khamiis, Janaayo 28, 2021

Khamiis, Janaayo, 28, 2021 (HOL) -Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay qaraarkii Golaha Shacabka JFS ay usoo gudbiyeen ee ku aaddanaa Matalaadda uu Gobolka Banaadir ku yeelanayo Golaha Aqalka Sare.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Janaayo 27, 2021

Arbaco, Janaayo, 27, 2021 (HOL) - Iyadoo wali aan laga heshiin khilaafka ka taaggan qabsoomida doorashada ayaa warbixin arintan ku saabsan waxaa soo saaray guddiga her galinta doorashooyinka heer federaal.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Janaayo 26, 2021

Talaado, Janaayo, 26, 2021 (HOL) - Hay'adda sirdoonka Qaranka Itoobiya ee loo soo gaabiyo NISS ayaa digniin culus u dirtay dadka baraha bulshada ku faafinaya warar ay ku sheegtay kuwo been abuur ah oo ka dhan ah caafimaadka Ra'iisal Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Janaayo 25, 2021

Isniin,, Janaayo, 25, 2021 (HOL) - Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay walaac ka qabto dagaalka ka soo cusboonaaday degmada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo oo sida ay sheegtay Kenya wax aan badneyn u jirta xudduuda ay wadaagaan Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Janaayo 24, 2021

Axad, Janaayo, 24, 2021 (HOL) -War ka soo baxay safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa looga hadlay doorashada Soomaaliya iyo walwalka Mareykanku uu ka qabo is mari-waaga ka taagan qabashada doorasho leysla ogol yahay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Janaayo 23, 2021

Sabti, Janaayo, 23, 2021 (HOL) -Larry King, oo ahaa wariye caan ah oo muddo dheer ka soo shaqeynayay TV ga CNN ayaa ku dhintay da'da 87 sano kaddib markii uu haleelay cudurka dunida faraha ba'an ku haya ee Covid 19.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]