7/4/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Sabti, Janaayo 16, 2021

Sabti, Janaayo, 16, 2021 (HOL) - Nicodemus Musyoki Ndalana, Guddoomiyaha Gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay hadalkii ka soo yeeray guddoomiyaha Mandera Ali Roba oo sheegay in 50 % Al-shabaab maamulaan degmada.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Janaayo 15, 2021

Jimco, Janaayo, 15, 2021 (HOL) - Maanta oo Jimco 15 January ayaa ku beegan waqtigii kama danbeysta ahaa ee madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump uu u qabtay in ku dhawaad dhamaan ciidamada Mareykanka ee ku sugan dalka Soomaaliya laga soo saaro.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Janaayo 14, 2021

Khamiis, Janaayo,, 14, 2021 (HOL) - Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble oo khudbad ka jeediyay shir sannadeedka Garsoorka Soomaaliya ayaa sheegay in bulshada Soomaaliyeed ay ka cawdaan Garsoorka dalka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Janaayo 13, 2021

Arbaco, Janaayo, 13, 2021 (HOL) -Ciidamada Difaaca Qaranka Itoobiya ayaa galabnimadii Arbacada shaaciyay geerida Wasiirkii hore ee arimaha dibada Itoobiya, Seyoum Mesfin intii uu socday dagaal ka dhacay waqooyiga gobolka Tigray ee dalkaasi.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Janaayo 12, 2021

Talaado Janaayo,12, 2021 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa si adag uga soo horjeestay doorashada xildhibaannada Soomaaliland ku matala dowladda dhexe oo lagu waddo in doorashadoodu ku dhacdo gobolka Banaadir.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Janaayo 11, 2021

Isniin, Janaayo, 11, 2021 (HOL) - Wasiirkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya islamarkaana ah musharax u taaggan xilka madaxweyaha Soomaaliya Prof Cabdinuur Sheekh Maxamed ayaa dowladda ku eedeeyay caburin aan loo meeldayin oo shacabka iyo mucaaradkaba ay kula kaceyso.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]