7/4/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Axad, Janaayo 10, 2021

Axad, Janaayo, 10, 2021 (HOL) - Madaxweynaha dowlad gobolleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam [Axmed Madoobe] oo dib ugu laabtay magaalada Kismaayo ayaa ka diggay in dalkani ka dhacdo doorasho hal dhinac ah.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Janaayo 9, 2021

Sabti, Janaayo, 09 2021 (HOL) - Golaha midowga murrashixiinta Soomaaliya ayaa wax lala yaabo ku tilmaaamay go’aankii maanta kasoo baxay raysal wasaaaraha Soomaaliya oo sheegay in dowladdu bilaaabayso hirgalinta doorashooyinka Soomaaliya, iyadoo weli uu jiro khilaaf siyaasadeed.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Janaayo 8, 2021

Jimco, Janaayo, 08, 2021 (HOL)- Qarramada Midoobey ayaa sheegtay in lacag dhan 1.5 Million doolar ku bixineyso la dagaalanka Ayaxa faraha ba'an ku haya wadamo ka mid ah Geeska Africa oo Soomaaliyana ay ku jirto.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Janaayo 7, 2021

Khamiis, Janaayo, 07, 2021 (HOL) - Shirka Golaha Wasiirradda Xukuumadda Soomaaliya oo maanta oo Khamiis ah ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa lagu qaadacay ansixinta ilaa 12 safiir oo ay soo gudbisay Wasaarradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Janaayo 6, 2021

Arbaco, Janaayo, 06, 2021 (HOL) -War goor dhaw soo gaaray Hiiraan Online ayaa sheegay in magaalada London uu cudurkan safmarka ah ee Covid 19 ugu geeriyooday wariyihii weynaa Axmed Cabdinuur..

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Janaayo 5, 2021

Talaado, Janaayo, 05, 2021 (HOL) - Qaraxan oo loo adeegsaday miino waddada dhinaceeda la dhiggay ayaa lala eegtay gaari uu lahaa Afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sadiiq Aadan Cali.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]