7/4/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Isniin, December 28, 2020

Isniin, December, 28, 2020 (HOL) - Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble ayaa fariin u diray siyaasiyiinta mucaaradka iyo musharixiinta ka biyo-diidan doorashada, isaga oo sheegay in xukuumadiisu diyaar u tahay qacinta cid kasta oo tabasho ka qabta doorashada.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, December 27, 2020

Axad, December, 27, 2020 (HOL) - Muddo xileedka dastuuriga ah ee baarlamanka Soomaaliya oo ahaa Afar sano ayaa ugu danbeyntii maanta ku soo dhamaaday oo ay taariikhdu ku beegan tahay 27ka bishan December, sanadkan 2020ka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, December 26, 2020

Sabti, December, 26, 2020 (HOL) - Guddiga Doorashooyinka heer Federaal ayaa shaaciyay jadwalka doorashada dalka dalka ee sanadka 2020-21, gaar ahaan doorashada Aqalka Sare iyo Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, December 25, 2020

JImco, December, 25, 2020 (HOL) - Baraha bulshada ayuu qabsaday shaqsigan oo ku hubeynaa bastoolad oo rasaas kor ugu ridaya dad isugu soo baxay degmada Hodan gaar ahaan Isogyska Banaadir.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, December 24, 2020

Khamiis, December, 24, 2020 (HOL) Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaaji Cabdullaahi oo shir jaraa'id qabtay ayaa ku eedeeyay madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo in uu ku dhaqaaqay tallaabo halis ku ah hay'addaha dastuuriga ah.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, December 23, 2020

Arbaco, December, 23, 2020 (HOL) - Midowga musharixiinta dalka ayaa si carro leh uga jawaabay jadwalka doorasho ee ka soo baxay Guddiga doorashooyinka dalka ee aan wali leysku raacsaneyn.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]