7/4/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Arbaco, December 16, 2020

Arbaco, December, 16, 2020 (HOL)- Midowga musharixiinta Soomaaliyeed ayaa qoraal ka soo baxay waxaa ay ka dalbadeen safiirka Turkiga in uu dhaxdhaxaad ka noqdo arrimaha doorashooyinka dalka, kaddib kulan dhaxmaray guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka lagu muransan yahay iyo safiirka dowladda Turkiga u jooga dalka Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, December 15, 2020

Talaado, December, 15, 2020 (HOL) -Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in waqtigan diyaar u tahay dib u eegis lagu sameeyo Guddiyada Doorashada ee khilaafku ka taaggan yahay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, December 14, 2020

Isniin, December, 14, 2020 (HOL)-Guddi loo saaray dhawaan in ay baaritaan ku sameeyaan saraakiishii dhawaan lagu laayay weerar dhab-gal ah oo ka dhacay gobolka Galguduud ayaa soo saaray war hor dhac ah.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, December 13, 2020

Axad, December, 13, 2020 (HOL) - Qoraal la soo galiyay bogga Twitter ka Wasarradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in 20 bishan December, dalka Jabuuti lagu qaban doono shir uu soo qaban-qaabinayo Urur gobolleedka IGAD kaasoo looga wada hadlayo xiisada Diblomaasiyadeed ee labada dal Soomaaliya iyo kenya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, December 12, 2020

Sabti, December, 12, 2020 (HOL) - Xafiiska Hantidhowrka guud ee Dowladda Soomaaliya ayaa qoraal ka soo baxay waxaa lagu shaaciyay magacyada Wasiirro iyo Xildhibaanno hore oo la sheegay in ay ku maqan yihiin hanti dowladdu leedahay oo dhamaantood ah gaadiid u badan kuwa aysan rasaastu karin.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, December 11, 2020

Jimco, December, 11 2020 (HOL) - Raysal Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa galabta casir liiqii gaaray magaalada Garowe ee caasimadda Puntland, waxaana halkaas kusoo dhoweeyay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo ku xigeenkiisa.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]