7/4/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Talaado, December 22, 2020

Talaado, December, 22, 2020 (HOL) - Kenya iyo Soomaaliya ayaa ku heshiiyay in dib loo soo celiyo xiriirkii diblomaasiyadeed kadib wada hadalo magaalada Jabuuti ku dhexmaray hoggaamiyaasha labada dal sida uu sheegay wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, December 21, 2020

Isniin, December, 21, 2020 (HOL) - Wasiirka Wasaarradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Abuubakar oo faah faahin dheeraad ah ka bixiyay shirkii madaxda urur gobolleedka IGAD ugu soo dhamaaday Jabuuti ayaa sheegay in Soomaaliya cadaadis lagu saaaray in ay hoos u dhigto khilaafka kala dhaxeeya Kenya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, December 20, 2020

Axad, December, 20, 2020 (HOL) - Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa wadahadallo hor dhac u ah xalinta khilaafka labada dowladood waxaa ay ku yeesheen dalka Jabuuti halkaa oo uu maanta ka furmay shir madaxeedka Urur gobolleedka IGAD.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, December 19, 2020

Sabti, December, 19, 2020 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu horkacayo Wasiirka Arrimaha Dibada Malawi Eisenhower Mkaka oo maanta gaaray magaalada Hargeysa.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, December 18, 2020

Jimco, December, 18, 2020 (HOL)- Qaraxan oo uu fuliyay qof natii-hure ah ayaa galaaftay nolasha saraakiil sar sare oo ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, ciidamo iyo waliba mas'uuliyiin hore.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, December 17, 2020

Khamiis, December, 17, 2020 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo dib ugu laabtay magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay kulamadii uu la soo qaatay madaxda dalka Kenya, gaar ahaan madaxweyne Uhuru Kenyatta.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]