7/4/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Jimco, Janaayo 22, 2021

Jimco, Janaayo, 22, 2021 (HOL) - Wasiirka Wasaarradda Gargaarka Xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye si cad u sheegtay in madaxweyne Farmaajo yahay madaxweynaha kaliya ee isaga oo aan muddo xileedkiisa dhameysan ay caddahay in mar kale dib loo dooranayo.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Janaayo 21, 2021

Khamiis, Janaayo, 21, 2021 (HOL) - Wasaarradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay gacanta lugu dhigay saraakiishii iyo ciidankii ku lugta lahaa dilka guddoomiyihii degmada Hodan oo xalay waqti danbe lagu dilay degmada Howl-wadaag ee gobolka Banaadir.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Janaayo 20, 2021

Arbaco, Janaayo, 20, 2021 (HOL) - Guddiga Arrimada Dibadda Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa qoraal ku saabsan ciidamadii tababarka loo geeyay dalka Eritrea waxaa ay u gudbiyeen madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Janaayo 19, 2021

Talaado, Janaayo, 19, 2021 (HOL) - War Qoraal ah oo goor dhaw ka soo baxay Taliska howlgalka Mareykanka ee AFRICOM ayaa lagu sheegay in duqeyn cirka ah oo iska kaashadeen ciidamada dowladda Soomaaliya lagu dilay hoggaamiyayaal caan ah oo ka tirsan Al-shabaab.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Janaayo 18, 2021

Isniin, Janaayo, 18, 2021 (HOL) - Ergadii xaqiiqo raadinta eedeymaha ku saabsan xadgudubyada dhuleed ee u dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya ayaa soo gabagabeeyay howshoodii ku aadanayd u kuur-galka waxa ka jira xad gudubyada Soomaaliya ay ku eedeeysay Kenya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Janaayo 17, 2021

Axad Janaayo, 17, 2021 (HOL) - Ra'iisal Wasaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xusseen Cali Guudlaawe.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]