7/5/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Axad, May 23, 2021

Axad, May, 23, 2021 ( HOL ) - Wasiirka arrimaha gudaha Puntland, Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa sheegay inay magaalada Laascaanood kusoo celin doonaan gacanta Puntland, iyadoo aan dhiig ku daadan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, May 22, 2021

Sabti, May, 22, 2021 ( HOL ) - Meydka Bashiir Maxamuud Gaboobe oo ahaa ganacsade Soomaali-Mareykan ah, ayaa laga helay meel ku dhawaad 200km u jirta magaalada Nairobi, isagoo ku jiray qol lagu keydiyo meydadka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, May 21, 2021

Jimco, May, 21, 2021 (HOL) - Dagaalo qaraar ayaa maanta markale ku dhexmaray deegaanka Dharkeynta ee duuleedka Magaalada Baledweyne laba Maleeshiyo beeleed oo muddo laba todobaad ka badan ku dagaalamaya deegaano ku yaala Galbeedka Baledweyne.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, May 20, 2021

Khamiis, May, 20, 2021 (HOL) - Gaari uu lahaa ganacsade Somali-Mareykan ah oo fadhigiisu ahaa magaalada Nairobi laguna magacaabo Bashiir Maxmuud ayaa la helay isagoo si xun loo gubay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, May 19, 2021

Arbaco, May, 19, 2021 (HOL) - Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Madoobe ayaa muddo 2 sano ku dhow kadib magacaabay golihiisa wasiiradda oo ka kooban 50 xubnood oo isugu jira 23 wasiir, 22 Wasiir ku xigeen iyo 5 wasiiru udowle.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, May 18, 2021

Talaado, May, 18, 2021 (HOL) - Wararka ka imanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in ciidamada Booliisku ka hortageen rag doonayay in ay is qarxiyaan, kuwaa oo la sheegay in dhamaantood la toogtay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, May 17, 2021

Isniin, May, 17, 2021 (HOL) -Guddiga Arrimaha Fatahaada ee Maamulka Hirshabelle ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay qoraal ka soo baxay Wasaaradda Maaliyadda,Dowladda Federaalka oo leysaga difaacay eedeyntii loo jeediyay ee aheyd in ay is hortaageen mashaariic wax lagaga qaban lahaa Fatahaadaha ku soo noqnoqday deegaannada uu maamulku ka arrimiyo.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]