7/5/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Sabti, May 29, 2021

Sabti, May, 29, 2021 ( HOL ) - Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday wax ka qabashada tabashada aay shacabka reer Hiiraan ka qabaan maamul goboleedka Hirshabeelle.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, May 28, 2021

Jimco, May, 28, 2021 ( HOL ) - Qaraxan oo ahaa mid jugtiisa laga maqlay xaafado badan oo ka tirsan magaalada Muqdisho ayaa ka dhacay agagaarka Isgoyska KM-4 gaar ahaan wadada aada garoonka Aadan Cadde nawaaxiga Hotal Afrik.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, May 27, 2021

Khamiis May, 27, 2021 ( HOL ) - War murtiyeed ayaa lagasoo saaray shirkii wadatashiga qaran ee arrimaha doorashooyinka ee Muqdisho uga socday raysal wasaaraha Soomaaliya, madaxweynayaasha dowlad goboleedyada iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, May 26, 2021

Arbaco, May, 26, 2021 (HOL) - Sooraan Ismaaciil Sugulle oo aha mid Kamida majaajilaystayaasha loogu jecelyahay taariikhda casriga ah ee fanka Soomaalida, ayaa ku geeriyooday magaalada Burco kadib in muddo ah oo uu u jiifay caabuqa Covid-19.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, May 25, 2021

Talaado May, 25, 2021 ( HOL ) - Shirka Golaha wadatashiga Qaran ee Arrimaha Doorashooyinka ayaa laga gaaray natiijo wanaagsan, waxaana shirka la soo xiri doonaa maalinta Khamiista ah, sida uu sheegay afhayeenka xukuumada Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimow.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, May 24, 2021

Isniin, May, 24, 2021 ( HOL ) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan is-afgarad ku soo dhammaaday la yeeshay Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]