7/5/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Axad, May 16, 2021

Axad, May, 16, 2021 (HOL) -Askarigan oo lagu magacaabi jiray Maxamed Mukhtaar ayaa la sheegay in meydkiisa laga helay meel aan ka fogeyn Iskuul Booliisiyo magaalada Muqdisho, iyadoo lagu riday god qashinka lagu shubo.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, May 15, 2021

Sabti, May, 15, 2021 (HOL) - Waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday alle ha u naxariistee Gaashaanle Sare Axmed Cabdi Weheliye Waaweyne oo ahaa taliye kuxigeenkii ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir oo 9kii bishan ku dhaawacay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay saldhiga degmada Waabari.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, May 14, 2021

Jimco, May, 14, 2021 (HOL) - Dowlada Kenya ayaa laba diyaaraadood oo sida qalabka doorashooyinka Somaliland u ogolaatay in ay Hargaysa tagaan, xili ay Kenya xayiraad saartay duulimaadyada ka imanaya iyo kuwa tagaya Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, May 13, 2021

Khamiis. May, 13. 2021 (HOL) - Qoraal ka soo baxay dowlad gobolleedka Hirshabeelle ayaa eedeyn ballaaran loogu jeediyay Wasaarradda Maaliyadda iyo Qorsheynta Dowladda Federaalka oo la sheegay in ay is hortaageen maalyiin doollar oo loogu talagalay in wax lagaga qabto fatahaadaha ku noqnoqday deegaannada dowlad gobolleedka Hirshabeelle.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, May 12, 2021

Arbaco, May, 12, 2021 (HOL) - Soomaaliya ayaa diiday magacaabista iyo inuu dalka yimaado Wakiilka sare ee uu Midowga Afrika usoo magacaabay Soomaaliya, John Mahama, si uu u hogaamiyo wadahadalada dhexdhexaadinta arrimaha doorashada.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]