7/6/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Axad, December 19, 2021

Axad, December, 19, 2021 (HOL) - Guddiga Doorashada Xildhibaanada labada Aqal ee Somaliland ayaa maanta dib u bilaabay doorashada musharraxiinta ku tartamaya kuraasta aqalka hoose ee barlamaanka Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, December 18, 2021

Sabti, December, 18, 2021 (HOL) - Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa wareegto uu soo saaray goordhaw waxa uu xilalkii kaga qaaday xubno ka tirsan guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka dalka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, December 17, 2021

Jimco, December, 17, 2021 (HOL) - Madaxweynaha Koonfur galbeed ayaa soo gabagabeeyay booqasho rasmi ah oo qaadatay muddo laba maalmood oo uu ku tagay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubbaland.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, December 16, 2021

Khamiis, December, 16, 2021 (HOL) - Raysal wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble oo ka hadlayay xiritaanka shirka Heritage ee ka socday Jabuuti, ayaa sheegay inuu golaha wadatashiga qaran ugu yeeray shir looga arrinsanayo xoojinta daah furnaanta doorashada.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, December 15, 2021

Arbaco, December, 15, 2021 (HOL) - Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashoyinka dalka ayaa go'aan ka soo saaray dacwadii laga soo gudbiyay doorashadii kursiga tirsigiisu ahaa HOP 67, kaasoo uu kusoo baxay Taliyaha Kumeel gaarka ah ee hay'adda Nabadsugida Qaranka Yaasiin Cabdullaahi Fareey.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, December 14, 2021

Talaado, December, 14, 2021 (HOL) - Wararka ka imaanaya deegaano ka tirsan gobolada Mudug iyo Galgaduud ee maamulka Galmudug ayaa sheegaya in abaaro aad u baahsan oo dad ugu dhinteen gaajo iyo haraad dartood ay ka jiraan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, December 13, 2021

Isniin, December, 13, 2021 (HOL) - Guddiga heer federal ee hirgalinta doorashooyinka dadban ee Soomaaliya, ayaa ku eedeeyay golaha wadatashiga qaran in ay qaadan doonaan masuuliyadda dib u dhaca jadwalka doorashada aqalka hoose.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]