7/6/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Isniin, December 6, 2021

Isniin, December, 6, 2021 (HOL) - Booliiska Somaliland, ayaa xabsiga u taxaabay qaar kamid ah ganacsatada roodhida (rootiga), oo muuqaal ay isku dhaarsanayaan in ay roodhida qaaliyeeyaan uu baraha bulshada ku baahay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, December 5, 2021

Axad, December, 5, 2021 (HOL) - Guddiga heer federal ee doorashooyinka Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saareen waxay ku sheegeen in dib loogu laabanayo doorashada labo kursi oo dhawaan lagu doortay magaalada Baydbabo.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, December 4, 2021

Sabti, December, 4, 2021 (HOL) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa u codeeyay in la kordhiyo joogitaanka ciidamada badda ee caalamiga ah inay la dagaalamaan burcadbadeedda xeebaha Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, December 3, 2021

Jimco, December, 3, 2021 (HOL) - 24 saac gudaheed ayay mar kale rasaas ay fureen ciiddanka dowladda Soomaaliya, waxay geysatay dhimashada hal qof oo ahaa wiil dhallinyaro ah oo lagu magacaabi jiray Mahad Cabdiraxmaan Meegaag.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, December 2, 2021

Khamiis, December, 2, 2021 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar xalay saqdii dhaxe dagaalamayaasha Al-shabaab ay ku qaadeen Saldhigyada Ciidamada Jabuuti iyo kuwa dowladda Soomaaliya ee ku yaala xaafada howlwadaag ee magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, December 1, 2021

Arbaco, December, 1, 2021 (HOL) - Guddiga doorashada Soomaaliya ayaa sheegay in ay baaritaanno ku sameynayaan habka loo maray doorashada kursiga golaha shacabka ee tirsiigu yahay 103, oo la ogyahay inuu dacwad kasoo gudbiyay guddoomiyihii hore ee barlamaanka Soomaaliya Prof. Jawaari.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, November 30, 2021

Talaado, November, 30, 2021 (HOL) - Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa sheegay in laga tagay odayaashii dhaqanka ee xaqa u lahaa in ay soo xulaan ergooyinka doorashada golaha shacabka.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]