10/2/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Arbaco, May 18, 2022

Arbaco, May, 18, 2022 (HOL) - Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud ku tilmaamay qofkii ugu mudnaa ee loo doortay madaxweynaha dalka Soomaaliya hoggaamin kara.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, May 17, 2022

Talaado, May, 17, 2022 (HOL) - Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha xafiiska baneynaya Maxamed Cabdillahi Farmaajo. Waxaana la sheegay inay ka wada hadleen xil wareejinta xafiiska Madaxweynaha

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, May 16, 2022

Isniin, May, 16, 2022 (HOL) - Madaxweynaha cusub ee dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe ayaa Maanta yeeshay kulankoodii ugu horeeyay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, May 15, 2022

Axad, May, 15, 2022 (HOL) - Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ku guulaystay xilka madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya, kadib markii wareeggii saddexaad ee doorashada uu kaga guulaystay madaxweyne Farmaajo.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, May 14, 2022

Sabti, May, 14, 2022 (HOL) - Daahir Maxamuud Geelle oo ka mid ahaa Musharaxiinta madaxweynaha 10-aad ee dalka Soomaaliya ayaa goordhaw si rasmi ah u shaaciyay inuu isaga haray tartanka doorashada xilka madaxweynaha oo lagu wado in maalinta berito ah ay ka dhacdo magaalada Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, May 13, 2022

Jimco, May, 13, 2022 (HOL) - Ciidamada Dowladda iyo kuwa Galmudug ayaa si buuxda dib gacantooda ugusoo celiyay magaalada Dhuusomareeb, halkaas oo aay Saakay weerar kusoo qadeen ciidamo Ahlusunna Waljameeca.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, May 12, 2022

Khamiis, May, 12, 2022 (HOL) - Qoraal lagu baahiyay boga Twitterka ee Taliska Ciidamada Maraykanka ee Afrika (AFRICOM), ayaa lagu sheegay in saraakiisha AFRICOM, ay Somaliland u yimaadeen si ay u xoojiyay xidhiidhka Somaliland iyo Maraykanka, si waafaqsan Dastuurka Soomaaliya.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]