10/2/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Talaado, May 24, 2022

Talaado, May, 24, 2022 (HOL) - Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shaqo joojin ku sameeyay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cabdisaciid Muuse.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, May 23, 2022

Isniin, May, 23, 2022 (HOL) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhaw sameeyay magacaabistiisii ugu horeysay tan iyo markii loo dhaariyay xilka madaxweynaha Soomaaliya, isagoona u magacaabay xilka Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Qaranka Xuseen Sheekh Maxamuud.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, May 22, 2022

Axad, May, 22, 2022 (HOL) - Xafiiska Hantidhowraha guud ee qaranka ayaa soo saaray amar ku socda Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, kaasi oo la xariira xeer khamiistii lasoo dhaafay ay ansixiyeen Golaha Wasiiradda Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, May 21, 2022

Sabti, May, 21, 2022 (HOL) - Mukhtaar Roobow, Hoggaamiye ku xigeenkii hore ee kooxda Al-Shabaab oo muddo afar sano ah xabsi guri ugu jira hay’adda nabad sugida Soomaaliya ee NISA ayaa markii ugu horeysay tan iyo markii la xiray Dec 2018, kasoo muuqday warbaahinta.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, May 20, 2022

Jimco, May, 20, 2022 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hey'adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa gaaray heshiis ku saabsan geeddi socodka Deyn Cafinta iyo dib-u-eegista Wajiyada 2aad iyo 3aad Barnaamijka ECF ee dib-u-habeynta hannaanka Maaliyadda iyo Horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, May 19, 2022

Khamiis, May, 19, 2022 (HOL) - Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa Maanta si rasmi ah ugu wareejisay dowladda Imaaraadka Carabta lacag dhan 9.6 Milyan oo doolar oo laga xayiray Imaraadka Carabta sanadkii 2018-kii.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]