10/2/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Axad, May 29, 2022

Axad, May, 29, 2022 (HOL) - Ra’iisal wasaaraha xilka ka sii degaya Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu eedeeyay inuu raadinayo qaab sharci ahaan lagu aqbali karo heshiis uu wasiirka batroolka Soomaaliya horaantii sanadkan la galay shirkad laga leeyahay dalka Mareykanka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, May 28, 2022

Sabti, May, 28, 2022 (HOL) - Hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka Puntland (PIS) ayaa xirtay Aamiin Maxamuud Guuleed oo ahaa xubin katirsan urur siyaasadeedka mucaaradka ah ee Mideeye.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, May 27, 2022

Jimco, May, 27, 2022 (HOL) - Gabadh Soomaaliyeed oo 15 jir ah oo ku nool dalka Masar ayaa si weyn u qabsatay warbaahinta dalkaasi, kadib markii ay dishay darawal bas yar oo la sheegay inuu isku dayay inuu ku kufsado.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, May 26, 2022

Khamiis, May, 26, 2022 (HOL) - Golaha wasiiradda Soomaaliya ayaa meel mariyay agaasimaha cusub ee hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka Soomaaliya ee NISA oo loo magacaabay xildhibaan Mahad Maxamed Salaad.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, May 25, 2022

Arbaco, May, 25, 2022 (HOL) - Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud oo maanta khadka telefoonka kula hadlay xoghayaha arrimaha dibadda ee dalka Maraykanka Sec Blinken, ayaa uga mahadceliyey dowladda Mareykanka taageerada joogtada ah ee ay la garab taagan tahay Soomaaliya.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]