10/2/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Khamiis, May 5, 2022

Khamiis, May, 5, 2022 (HOL) - Guddiga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya, oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho, ayaa waqtiyeeyey in doorashada madaxweynaha dalka la qabto 15-ka bishan May.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, May 4, 2022

Arbaco, May, 4, 2022 (HOL) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa magacaabay guddiga qaban qaabada doorashada madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, May 3, 2022

Talaado, May, 3, 2022 (HOL) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa kulan la qaatay Maanta dhamaan Taliyeyaasha iyo Saraakiisha sare ee ciidamada Qalabka Sida ee dowladda Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, May 2, 2022

Isniin, May, 2, 2022 (HOL) -Madaxweyne ku xigeenka Puntland, Axmed Karaash ayaa sheegay Puntland inay kala tagayso haddii aan lagu dhaqmin oo la tixgalin dastuurka lagu heshiiyay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, May 1, 2022

Axad, May, 1, 2022 (HOL) - Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa daboolka ka qaaday oo sheegay inuu damacsanaa inuu iskusoo sharraxo xilka madaxweynaha Soomaaliya, balse wuxuu sheegay inuu damaciisa dib u dhigtay si dalka loo badbaadiyo oo doorasho uga dhacdo.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, April 30, 2022

Sabti, April, 30, 2022 (HOL) - Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee xukuumada Soomaaliya ayaa ku wargalisay shacabka Soomaaliyeed in maalinta beri ah la dhameytirayo 30-ka Bisha barakeysan ee Ramadaan.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]