7/7/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Sabti, Apr 2 , 2022
54 xildhibaan oo kala tirsan labada aqal ee barlamaanka oo la guddoonsiiyay shahaadada xildhibaanimo
 

Sabti, April, 02, 2022 (HOL) - Guddiga doorashada Soomaaliya ayaa sheegay inay 54 xildhibaan oo ka kala tirsan labada aqal ee barlamaanka ay si rasmi ah u qaateen shahaadada xildhibaanimo.

Waa xidhibaannadii ugu horreeyay ee si rasmi ah loogu diiwaan galiyo barlamaanka cusub ee Soomaaliya.

Qaar kamid ah xildhibaannada ayaa diidan inay isdiiwaan galiyaan, iyagoo kasoo hor jeeda xildhibaanno laga reebay liiska barlamaanka.

Guddoomiyaha guddiga doorashada ayaa bogaadiyay dhammaan xildhibaannada qaadatay Shahaadada, wuxuuna ku boorriyay Xildhibaannada kale inay ilaaliyaan Jadwalka dhammeystirka Doorashada.

Halkaan ka akhriso magacyada xildhibaanada.

1. Abdisalam Haji Ahmed Liban GSH#038

2. Yusuf Gelle Ugas GSH#026

3. Mohamed Ali Omar (Caanonuug) GSH#108

4. Mustaf Sheikh Ali Dhuhulow GSH#049

5. Mohamed Harun Abdullahi GSH#208

6. Mohamed Abdi Hayir Mareye GSH#225

7. Abdirahman Mohamed Sheikh GSH#010

8. Abdinasir Haji Shirwa Mohamed GSH#004

9. Abdirisaq Abdullhi MoalimGSH#063

10. Abdirizak Omar Mohamed GSH#011

11. Mohamed Omar Aimoy GSH#005

12. Mohamed Nur Abukar GSH#265

13. Abdi Ahmed Dhuhulow-Dhegdheer AS#011

14. Jawaahir Mohamed Ahmed GSH#001

15. Qaali Ahmed Diiriye GSH#096

16. Nuuriya Adan Ciise GSH#212

17. Muse Said Jama GSH#263

18. Ahmed Abdi Kooshin GSH#205

19. Hirsi Adan Roble GSH#101

20. Abdi Hassan Awale Qaybdiid AS#015

21. Mohamed Ibrahim Ali -Cajiib GSH#064

22. Nadra Salah Abdi GSH#257

23. Duniya Mohamed Ali AS#014

24. Qaladla Cali Cawaale GSH#017

25. Mohamed Ibrahim Cabdi GSH#206

26. Omar Shariif Mohamed GSH#266

27. Omar Ali Abdi GSH#035

28. Mohamud Abdulkadir Haji GSH#084

29. Mohamed Ali Xagaa GSH#268

30. Mahad Mohamed Salad GSH#147

31. Abdisabir Nur Shurie GSH#071

32. Dahabo Susow Mohamud GSH#088

33. Adar Ali Mohamed GSH#081

34. Bilal Idris Abdullahi AS#038

35. Suleyman Ali Hussein GSH#260

36. Ali Mohamud Adam GSH#240

37. Hussein Qasim Yusuf GSH#043

38. Zamzam Mohamed Omar GSH#253

39. Muse Ahmed Ismail GSH#076

40. Abdirahman Mohamed Mohamud GSH#095

41. Ali Mohamed Omar GSH#115

42. Daahir Amiin Jeesoow GSH#030

43. Abdikariim Abdow Heydar GSH#252

44. Khalif Abdi Omar GSH#032

45. Mariam Aweis Jama GSH#113

46. Jama Mohamed Askar GSH#254

47. Dr. Mohamed Elmi Ibrahim GSH#218

48. Shamso Elmi Hassan GSH#020

49. Marwa Abdibashir Hagi Ali GSH#234

50. Dr. Elmi Mohamud Nur GSH#214

51. Faaiza Mohamed Jeyte GSH#048

52. Muhamed Hussein Abukar GSH#055

53. Aidarus Salah Yusuf GSH#224

54. Saed Abdi Hussein AS#039
    
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online