7/4/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Talaado, November 10, 2020

Talaado, November, 10, 2020 (HOL)- Qoraal ka soo baxay qaar ka mid ah musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu qaadacay ka qeybgalka doorashada 2020-21, iyaga dood ka keenay sida loogu kalsoonaan karo guddiyada ay dowladdu u saartay doorashada.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, November 9, 2020

Isniin, November, 09, 2020 (HOL)– Waxaa goor dhaw la soo gabagabeeyay diiwaan-galinta musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa dowlad gobolleedka Hirshabeelle.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, November 8, 2020

Axad, November, 08, 2020 (HOL)- Sheekh Cali Wajiis oo ka mid ah hay'adda Culimada Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay guddoomiyaha guddiga Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo Yareey) in ay Alle u soo noqoto kaddib markii sida uu sheegay ay been abuur ku tilmaamtay Aayado Qur'aan ah.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, November 7, 2020

Sabti, November, 07, 2020 (HOL) - Joe Biden ayaa noqon doona madaxweynihii 46-aad ee dalka Mareykanka, kadib guushii uu ka gaaray gobolka uu ku dhashay ee pennsylvania taasoo ka dhigtay inuu ka sarreeyo codadkii doorashada ee loo baahnaa inuu guuleysto.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, November 6, 2020

Jimco, November, 06, 2020 (HOL) - Dowladda Jabuuti ayaa dalkeeda ka musaafurineysa ilaa 16 Askari oo Itoobiyaan ah, kuwaa oo sida la sheegay gacan saar dhaw la leh Jabhada difaaca Tigray-ga.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, November 5, 2020

Khamiis, November, 05, 2020 (HOL)- Magaalada Muqdisho goor dhaw waxaa qarax lagula eegtay gaadiid uu la socday Wasiirka cusub ee Wasaarrada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dowladda Soomaaliya Duraan Axmed Faarax.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]