7/4/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Arbaco, November 4, 2020

Arbaco, November, 04, 2020 HOL) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumada federalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddiyada Doorashooyinka iyo Xallinta iyo Khilafaadka ee heer Federaal.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, November 3, 2020

Talaado, November, 03, 2020 (HOL) - Laamaha amniga Puntland ayaa magaalada Bosaso kusoo bandhigay labo nin oo dhalinyaro oo qirtay inay ka dambeeyeen kufsi iyo dil loo geystay Naciimo Cabdi Maxamed oo ahayd gabadh yar oo dhawaan maydkeeda laga helay Bosaso.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, November 2, 2020

Isniin, November, 02, 2020 (HOL)- Qoraal ka soo baxay Madasha Xisbiyada Qaran ayaa lagu taageeray go'aankii Guddoomiyaha Aqalka Sare ee soo magacaabista guddiga soo xulista Xildhibaannada Gobollada Waqooyi ee ka mid ah noqonaya Baarlamaanka Soomaaliya,

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, November 1, 2020

Axad, November, 01, 2020 (HOL) - Guddoomiyaha barlamaanka aqalka sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa sheegay xukuumada Soomaaliya in aysan xaq u lahayn inay soo magacowdo guddiga maamulaya doorashooyinka wakiilada gobolada waqooyi u matalaya labada aqal ee barlamaanka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Oktoobar 31, 2020

Sabti, October, 31, 2020 (HOL)- Xildhibaan Aadan Axmed Xeefoow oo ka mid ahaa xildhibaannada cusub Baarlamaanka 2aad ee Dowlad Gobolleedka Hirshabeelle ayaa maanta laga reebay munaasabadii dheerta Baarlamaanka cusub oo ka dhacday magaalada Jowhar.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Oktoobar 30, 2020

Jimco, October, 30, 2020 (HOL)-Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in laga bilaabo bisha soo socta ay guda-gali doonaan howlaha doorashada madaama uu waqtigu gabaabsi yahay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Oktoobar 29, 2020

Khamiis, October, 29, 2020 (HOL)- Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay Guddiga Doorashada Dadban ee heer Dowlad Gobolleed.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]