7/4/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Arbaco, Oktoobar 28, 2020

Arbaco, October, 28, 2020 (HOL)-Wasiirka Wasaarradda Arrimaha Dibadda dalka JarmalkaHeiko Maas ayaa guddoonsiiyay abaalmarinta Africa Prize ee sanadkiiba mar Jarmalku bixiyo Ilwad Elman oo ah gabar Soomaali dhalinyarro ah oo u dhaqdhaqaaqda Arrimaha bulshada.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Oktoobar 27, 2020

Talaado, October, 27, 2020 (HOL) - Liiska xildhibaanada Barlamaanka labaad ee Hirshabeelle ayaa goor dhowayd looga dhawaaqay magaalada Jowhar, halkaas oo waayahaan dambe ay ka socotay soo xulistooda.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Oktoobar 26, 2020

Isniin, October, 26, 2020 (HOL)- Xukuumadda Somaliland ayaa ka jawaabtay hadal heyn ka dhalatay cafiskii madaxweynaha Muuse Biixi Cabdi uu u fidiyay Ra’iisal Wasaare ku-xigeenkii hore ee Soomaaliya Maxamed Cumar Carte.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Oktoobar 25, 2020

Axad, October, 25, 2020 (HOL)- Ra’iisal Wasaare ku-xigeenkii hore ee Soomaaliya Maxamed Cumar Carte ayaa lagu waramayaa in uu gaaray magaalada Hargeysa kaddib markii uu cafis ka helay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Oktoobar 24, 2020

Sabti, October, 24, 2020 (HOL)-Ra'iisal Wasaare Maxamed Xusseen Rooble oo shir guddoomiyay kulankii ugu horreeyay ee Golaha Xukuumadda ayaa Wasiirrada cusub faray in ay degdeg xilalkooda ula wareegaan si loo guda-galo howlaha shaqo ee hor yaala.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Oktoobar 23, 2020

Jimco, October, 23, 2020 (HOL) - Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan ayaa maanta ku baaqay in la ilaaliyo xorriyadda hadalka, ra'yiga, iyo isu imaatinka, xilli ay Soomaaliya isku diyaarinayso doorashooyin guud.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]