7/4/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Khamiis, Oktoobar 22, 2020

Khamiis, October 22, 2020 (HOL) - Puntland ayaa maanta sii daysay todobo qof oo qeyb ka ahaa dad loo xiray dilka gudoomiyihii gobolka Nugaal, Cabdisalaan Xirsi Xasan Gujir, oo 29 bishii maarso ee sanadkan lagu dilay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Garowe.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Oktoobar 21, 2020

Arbaco, October 21, 2020 (HOL) - Waasaradda arrimaha gudaha ee dowlad goboleedka galmudug ayaa caawa ku dhawaaqday liiska saxda ah ee xubnaha golaha degaanka degmada galkacyo kuwaas oo ka kooban 27 xildhibaan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Oktoobar 20, 2020

Talaado, October 20, 2020 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax xoogan oo caawa ka dhacay nawaaxiga isgoyska KM-4 kasoo jugtiisa laga maqlay inta badan degmooyinka gobolka Banaadir.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Oktoobar 19, 2020

Isniin, October 19, 2020 (HOL) - Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa magacaabay golaha wasiiradda xukuumada Soomaaliya, kuwaas oo intooda badan ah wasiiradda xukuumadii hore Ee Kheyre.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Oktoobar 18, 2020

Axad, October 18, 2020 (HOL) - Ciidamada milatariga Soomaaliya oo taageero ka helaya kuwa Amisom ayaa dagaal saacado badan qaatay kula galay Al-shabaab degaano hoos yimaada degmada Buuloburte ee gobolka Hiiraan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Oktoobar 17, 2020

Sabti, October 17, 2020 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa ogolaatay in Qaadka dalka Ethoipia uu si sharci ah kusoo gale karo dalka Soomaaliya, ayada oo wali dalka Kenya ay saarantahay xayiraaddii lagu soo rogay.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]