7/4/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Talaado, November 17, 2020

Talaado, November, 17, 2020 (HOL) - Afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sadiiq Aadan Cali oo faah faahiin ka bixiyay qarax uu geystay qof ismiidaamiye ah ayaa sheegay in uu sababay geerida Lix ruux.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, November 16, 2020

Isniin, November, 16, 2020 (HOL) - Iyadoo aad moodo in ay cirka isku sii shareertay doodda ku saabsan Guddiyada Dowladda Federaalka u saartay doorashada 2020-21, ayaa waxaa soo baxaya markan fariimo culus oo ay siyaasiyiinta ka soo horjeeda u dirayaan dowladda.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, November 15, 2020

Axad, November, 15, 2020 (HOL) -Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa Qoraal ka dhan ah Guddiyada Doorashooyinka u diray beesha caalamka gaar ahaan Wakiilka QM eeArrimaha Soomaaliya Amb, James Swan, Wakiilka Midowga Afrika ee Somalia Amb, Francisco Madera.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, November 14, 2020

Sabti, November, 14, 2020 (HOL) - Wasiirka Wasaarradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe ayaa si adag uga jawaabay eedeyn maalmihii ugu danbeeyay dowladda uga imaneysa xubnaha mucaaradka ah gaar ahaan musharixiinta doorashada 2020-21.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, November 13, 2020

Jimco, November, 13, 2020 (HOL) - Raysal wasaare ku xigeenka dowladda federalka Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guulleed ayaa wax kama jiraan ku tilmaamay in xubno katirsan hay’adda nabad sugida ay qeyb ka yihiin guddiyada maamulaya doorashooyinka dad ban.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, November 12, 2020

Khamiis, November, 12, 2020 (HOL) - Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax fiidnimadii caawa ka dhacay magaalada Muqdisho kaa oo lala eegtay guddoomiyaha degmada Hodan ee gobolka Banaadir Cabdixakiin Dhagajuun.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, November 11, 2020

Arbaco, November, 11, 2020 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha iyo madaxweyne Ku xigeenka cusub ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Yuusuf Axmed Hagar oo maanta ku guuleystay doorashadii madaxtinimo ee ka qabsoontay Hirshabeelle.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]