7/4/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Axad, November 22, 2020

Axad, November, 22, 2020 (HOL) - Ra'iisal Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guulleed Khadar magaalada Muqdisho tababar uga furay guddiyada heer federaal ee loo idmaday in ay ka shaqeeyaan doorashada Soomaaliya ee 2020-21.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, November 21, 2020

Sabti, November, 21 2020 (HOL) - 12 Musharax oo u taagan xilka madaxtinimada Soomaaliya oo maanta Muqdisho ku yeeshay kulan ku saabsan sidii loo mideeyn lahaa mowqifka hoggaamiyeyaasha mucaaradka, ayaa waxay dalbadeen in la helo doorasho la isku aamino karo in ay dalka ka dhacdo.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, November 20, 2020

Jicmo, November, 20, 2020 (HOL)-Maalinta Axad ah toddobaadka danbe oo ay taarkhiidu ku beegan tahay 21 bishan November, ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu shir uga furmo midowga musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, November 19, 2020

Khamiis, November, 19, 2020 (HOL)- Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble ayaa xilkii ka qaaday Wasiirkii Arrimaha Dibadda Axmed Ciise Cawad isaga oo xilkan u magacaabay mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, November 18, 2020

Arbaco, November, 18, 2020 (HOL) - Raysal wasaaraha dowladdda federalka Soomaaliya ayaa wareegto ku magacaabay xubno lagu dhameytirayo guddiyada doorashooyinka heer dowlad goboleed, iyadoo laga ambaqaadayo heshiiskii siyaasadeed ee arrimaha doorashada.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]