Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Jimco, May 14, 2021
Wasaaradda maaliyadda Soomaaliya oo jawaab ka bixisay eedayn uga timid guddiga fatahaada ee Hirshabeelle
Jimco, May, 14, 2021 (HOL) - Wasaaradda maaliyadda Soomaaliya ayaa jawaab ka bixisay eedayn kasoo yeertay guddiga fatahaada Hirshabeele oo ku eedeeyay wasaaradda maaliyadda in ay xayirtay dhaqaalihii loogu talo galay ka hortagga iyo maaraynta fatahaada webiga Shabeelle.
Wasaaradda maaliyadda waxay sheegtay in bishii march ay bilowday qiimaynta baahida ka hortagga fatahaada webiga Shabeelle islamarkaana ay haatan dowladdu tartansiinayo shirkaddihii ka shaqeyn lahaa mashruuca ka hortagga fatahaada webiga.
Halkaan hoose ka akhriso jawaabta wasaaradda maaliyadda kasoo baxday.
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
Madaxweynaha Somaliland oo qaabilaad lamid ah mida madaxda dowladaha la aqoonsanyahay kala kulmay Jabuuti
5/14/2021 2:25 PM EST
Jimco, May, 14, 2021 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo waftigiisa oo caga dhigtay madaarka Xunbuli ee caasimada Jabuuti, ayaa waxa soo dhaweeyay Raysal Wasaaraha dalka Jabuuti Cabdiqaadir Kaamil Maxamed.
Kenya oo laba diyaaradood u ogolaatay in ay Somaliland tagaan xili ay xayiraad saartay diyaaradaha ka imanaya iyo kuwa tagaya Soomaaliya
5/14/2021 1:24 PM EST
Jimco, May, 14, 2021 (HOL) - Dowlada Kenya ayaa laba diyaaraadood oo sida qalabka doorashooyinka Somaliland u ogolaatay in ay Hargaysa tagaan, xili ay Kenya xayiraad saartay duulimaadyada ka imanaya iyo kuwa tagaya Soomaaliya.
Qalab loogu talo galay codbixinta doorashooyinka Somaliland oo Hargaysa soo gaadhay
5/14/2021 12:28 PM EST
Jimco, May, 14, 2021 (HOL) - Waxa madaarka Hargaysa kasoo dagay qaybtii ugu horaysay ee waraaqaha codbixinta iyo waraaqaha lagu qoro natiijooyinka goobaha codbixinta, oo ka kooban 21 xidhmo.
Kornayl Dollaal “16 xabadood ayaa igu yaala 4 jeerna miino ayaa ila kacday maanta in la yidhaahdo Xamar buu doonaya waa wax anan gayin”
5/14/2021 11:20 AM EST
Jimco, May, 14, 2021 (HOL) - Kornayl Jamac Maxamuud Aadan (Dollaal) oo soo dhaweyn loogu sameeyay magaalada Burco, ayaa sheegay in uu Somaliland usoo dagalamay xornimadeeda eedaha lagu oogayna aanu gayin.
Madaxweynaha Somaliland iyo wafti uu hogaaminayo oo safar ugu ambo baxay dalka Jabuuti
5/14/2021 11:07 AM EST
Jimco, May, 14, 2021 (HOL)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wafti uu hogaaminayo ayaa safar ugu ambabaxay dalka Jabuuti, halkaaso ay kaga qaybgalayaan caleemo saarka madaxweynaha Jabuuti Ismaciil Cumar Geelle.
Ra'iisal Wasaare Rooble oo u dhoofay dalka Jabuuti
5/14/2021 10:46 AM EST
Jimco, May, 14.2021 (HOL) - Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble iyo wafdi uu horkacayo ayaa u dhoofay dalka Jabuuti.
Duqeymihii Gaza ee oo wali sii socda iyo gantaalo mar kale ku dhacay Tel Aviv
5/14/2021 2:14 AM EST
Jimco, May, 14, 2021 (HOL) - Waxaa sii soconaya duqeymihii aan kala joogsiga laheyn oo ay Israel ku heysay maalmihii aynu soo dhaafnayba marinka Gaza, iyadoo dhinaca kalana ay jiraan duqeymo jawaab u ah weerarka Israel oo ku dhacaya caasimad Tel Aviv
Somali News
Ex-Premier League stars Kalou, Sakho join Djibouti’s Arta Solar
-
kingfut
5/14/2021 9:49 AM EST
Former Premier League stars Salomon Kalou and Diafra Sakho have become the latest big names to join Djibouti champions AS Arta Solar 7.
Kenya allows two flights to Somaliland despite ban
-
East African
5/14/2021 9:40 AM EST
Kenya has allowed two aircrafts to fly to Somaliland to deliver electoral material in spite of a ban on air traffic with Somalia.
For Muslims in America, Eid al-Fitr comes as pandemic eases
-
AP
5/14/2021 12:39 AM EST
For Qassim Abdullah, this year’s Islamic holiday of Eid al-Fitr marked a bit of a milestone: Now fully vaccinated, the 66-year-old finally felt comfortable enough to return to his mosque for the Eid prayer on Thursday, his first time back since the start of the pandemic.
Family of Mohamud Hassan fight for justice as police watchdog probe continues
-
The Justice Gap
5/14/2021 12:39 AM EST
It’s now five months since the death of twenty-four-old Mohamud Hassan, a death which triggered the first series of protests in the UK this year despite a strict national lockdown. Raoul Walawalker, freelance journalist who also writes for Immigration News which is part of a network of UK and Ireland immigration lawyers, reports
Somalia's low vaccination rate attributed to Ramadan, cultural myths
-
VOA
5/14/2021 12:34 AM EST
Somalia received 300,000 doses of the AstraZeneca coronavirus vaccine in March, but health officials say less than half the doses have been used. Authorities attribute the slow uptake to fasting during the Muslim holy month of Ramadan and misinformation about the vaccine itself. Mohamed Kahiye reports from Somalia's capital.
Kenyan court slams brakes on President's constitutional changes
-
Reuters
5/14/2021 12:29 AM EST
NAIROBI - Kenya's High Court ruled Thursday that a drive by President Uhuru Kenyatta to change the constitution was illegal, stopping what his critics have called a political move designed to check his deputy, whom he has fallen out with publicly.
The Somali-Norwegian model campaigning for Muslim women’s rights
-
AlJazeera
5/14/2021 12:28 AM EST
Al Jazeera speaks to Rawdah Mohamed, the model behind a viral Instagram post during the #HandsOffMyHijab movement.