Khamiis, Febraayo, 17, 2022 (HOL) - Guddiga maamulka doorashooyinka Banaadiriga ayaa soo bandhigay jadwalka doorashada shan kursi oo reer Banaadirigu ku leeyihiin aqalka hoose.
newsinsideGuddiga dooraahada ayaa ku wargaliyay ergada iyo musharaxiinta u tartamaeysa kuraastan inay u diyaar garoowaan diiwan galinta maalmaha ku jadwaleysan jadwalka doorashada.
Dhinac kale, doorashooyinka aqalka hoose ayaa gabo gabo ah, inkastoo dowlad goboleedyada qaar sida Hirshabeelle uu qabtay doorashada dhowr kursi.
Maamulka Koonfur Galbeed ayaa ah maamul kaliya ee soo gabagabeeyay doorashada kuraasta badan ee aqalka hoose, waxaana maanta lagu wadaa in lasoo afmeero kuraasta taala Baraawe.
Koonfur Galbeed waxaa harsan dhowr kursi oo lagu dooran doono magaalada Baydhabo, waana maamulka kaliya ee wajiyo cusub oo dhallinyaro u badan ay kusoo baxeen doorashada labada aqal.

Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online