7/3/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Jimco, Agoosto 28, 2020

Jimco, Agoosto 28, 2020 (HOL) - Xildhibaanada barlamaanka Galmudug ayaa sheegay in aysan diyaar u ahayn mooshin, iyagoo hadalkaan kaga jawaabayay kadib markii maalmahaan warbaahinta laga tebinayay in mooshin lagasoo gudbiyay guddoomiyaha barlamaanka Galmudug, Maxamed Nuur Gacal.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Agoosto 27, 2020

Khamiis, Agoosto 27, 2020 (HOL) - Warsaxaafadeed kasoo baxay shirkii magaalada Garowe uga socday Puntland iyo Jubbaland ayaa lagu sheegay in madaxda labada maamul ay qeyb ka ahaanayaan shir wadatashi oo Muqdisho ka dhacaya loogana hadlayo sidii xal siyaasadeed looga gaari lahaa doorashooyinka Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Agoosto 26, 2020

Arbaco, Agoosto 26, 2020 (HOL) - Dawladda Soomaaliya ayaa siisay Kenya shan shuruudood ka hor inta aan laga qaadin xayiraadaha saaran duulimaadyada Qaadka, sida ay qoreen warbaahinta dalka Kenya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Agoosto 25, 2020

Talaado, Agoosto 25, 2020 (HOL) - Ciidamada xoogga Soomaaliya ayaa sheegay in howl-gal ka dhan ah Alshabaab ay ka billaabeen deegaanno hoostaga maamulka Hirshabeelle.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Agoosto 24, 2020

Isniin, Agoosto 24, 2020 (HOL) - Taliska ciiidanka asluubta Soomaaliya, ayaa beeniyay warar saxaafada lagu faafiyay oo ku saabsanaa in ciidankooda ay xalay weerareen taliyaha ciidanka Haramcad, Farxaan Qarooole.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Agoosto 23, 2020

Axad, Agoosto 23, 2020 (HOL) - Ciidamada Midowga Yurub ee ilaalada biyaha Soomaaliya ayaa sheegay in markabka ku gooshayay calanka dalka Panama ee lagu tuhunsanaa in ay afduubteen burcad badeed Soomaali ah uu haatan bad qabo.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]